Ukranie oo loogu deeqay hub casri ah oo qiimihiisu gaadhayo illaa $1 Bilyan

Dowladda Ukraine ayaa wali baadi goob ugu jirta hub casri ah ay isaga difaacdo duullaanka ciidamada Ruushka, waxaana Ukraine hadda sugeysaa hub casri ah oo ay u adeegsato dagaalka ay kula jirto Ruushka. War kasoo baxay dowladda Mareykanka ayaa lagu sheegtay inay dalka Ukraine ugu deeqi doonto, hubkii ugu badnaa oo si toos ah loogu … Continue reading Ukranie oo loogu deeqay hub casri ah oo qiimihiisu gaadhayo illaa $1 Bilyan